Soo Kabasho Ganacsi oo laga Dareemayo Deegaanka Xananbuure.

0
39

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deegaanka Xananbuure oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Dhuusamareeb, isla markaana qiyaastii 42km u jirta, ayaa hadda wajahaya isbeddel muuqda oo dhanka ganacsiga ah, kaddib sanado ay deegaankaasi ku jireen xaalado colaadeed oo hakiyay horumarka dhaqaale iyo bulsho ee deegaanka.

Warbixintaan waxaa nooga diyaariyay soona jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here