Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hoos waxaa ku xusan dhammaan heshiisyada rasmiga ah ee maanta la dhammeeyay shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub.
Premier League
Do-young Yoon: Brighton → Excelsior – Amaah
Đorđe Petrović: Chelsea → Bournemouth – €29m
La Liga
Johnny Cardoso: Real Betis → Atletico Madrid – €24m
Serie A (Talyaaniga)
Guven Yalcin: Genoa → Alanyaspor – Amaah
Christian Corradi: Hellas Verona → Trento – Amaah
Niklas Pyyhtia: Bologna → Modena – Amaah
Bundesliga (Jarmalka)
Kevin Behrens: Wolfsburg → Lugano – qaab Xor ah
Kiliann Sildillia: Freiburg → PSV – €5.8m
Yan Diomande: Leganes → RB Leipzig – €20m
Johan Bakayoko: PSV → RB Leipzig – €22m
Andrija Maksimovic: Red Star → RB Leipzig – €14m
Ligue 1 (Faransiiska)
Matthieu Udol: Metz → Lens – €3.5m
Joshua King: Toulouse → Al-Khaleej – qaab Xor ah
Maxi Oyedele: Legia Warsaw → Strasbourg – €6m
La soco qeybaha dambe ee suuqa kala iibsiga si aad ula uga war heyso dhammaan heshiisyada cusub ee kooxaha waaweyn ee Yurub.