Suuqa Saamiyada Soomaaliya oo laga daah furay Magaalada Muqdisho

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadda daahfurka suuqa Saamiyada Soomaaliya waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan xolaha wasiiradda iyo baarlamaanka DFS, Madaxda bangiyada dalka, guddoomiyaha rukra ganacsiga dalka iyo masuuliyiin ka yimid dalalka Kenya iyo Ruwanda.

Suuqa Saamiyada Soomaaliya oo dalka ku cusub ayaa la rajaynayaa inuu wax badan kusoo kordhiyo ganacsiga dalka iadoo shirkaduhu fursad u heli doonaan maalgashi badan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here