Suuqyada degmada Guriceel oo laga dareemayo u diyaar garowga ciidul fidriga.

0
83

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xili ay maalmo kooban naga xigaan munasibada Ciidul fidriga ayaa suuqyada waweyn ee degmada Guriceel waxa laga dareemaya saxmad iyo cariiri badan waxana dadku dukameysanayan Maalin Iyo Habeen intabada.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here