Suuqyada Dhuusamareeb oo Xilli Ramadaanka Laga Dareemayo Isbeddel.

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xilligan lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, suuqyada Dhuusamareeb waxaa laga dareemayaa saxmad xooggan. Qudaarta ayaa ka mid ah waxyaabaha sida weyn looga baahanyahay bishan, balse ganacsatada qaarkood ayaa sheegay in qiimaheeda sare u kacay, iyaga oo sababta ku tilmaamay qudaarta oo yaraatay iyo baahida dadka oo sii kordhay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here