Suuqyada waawayn ee magaalada Kismaayo oo laga dareemayo u diyaar garowga ciidul fidriga

0
94

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili lagudagalay tobanka danbe ee bisha baraketsan ee Ramadaan ayaa Suuqyada waaweyn ee magaalada Kismaayo waxaa laga dareemayaa dhaq-dhaqaaq xooggan oo ku aadan u diyaar garowga ciidul fidriga.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here