Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Tababarkaan oo ay sooqaban qaabisay xarunta cilmi baarista iyo horumarinta aadanaha”CRHD”ayaa waxaa kasoo qayb galay qaarkamida qaybaha bulshada Dhuusamareeb iyo madaxda maamulka Degmada Dhuusamareeb,wasiiro iyo xildhiaabno katirsan dowlad goboleedka Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdifitaax Maxamed Axmed.