Tababar dhallinyaro lagu baryay xirfado ay ku shaqeeystaan oo lagu soo gabagabeeyay Dhoobleey

0
75

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha Jubbaland ayaa tababar socday mudo 15 cisho ah ugu soo xirtay Degmada Dhooblay 40 dhalinyaro ah oo ka kala socday Degmooyinka dhoobley iyo Afmadow iyo Deegaanada Hoos-yimaada labadaas degmo.

Xiritaanka Tababarka oo ay goob joog ahaayeen Maamulka Degmada Dhoobley ayaa Dhalinyarada Waxyaabaha sida gaarka ah loo baray waxaa kamid ah xirfadaha tuubooyinka biyo galinta(plumber) iyo dabka.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here