Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Aqoon iswaydaarsi ku saabsan Awoodsiinta Dhallinyarada iyo sidii loogu Wacyigelin lahaa in ay bartaan Xirfado ay Ku shaqeystaan oo lagu qabtey Baydhab ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay’adda Gerdo,Waxaana ka qeyb galay gudoomiye ku xigeen arimaha bulshada degmada Baydhabo iyo masuuliyiin kale.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.