Tababar ku saabsan dhibaatooyinka wariyaashu la kulmaan oo lagu soo gaban gabeeyay Baladweyne.

0
137

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka suxufiyiinta gabdhaha Soomaaliya ee SWJO ayaa magaalada Baladweyne kusoo gabagabeyay tababar ku saabsan dhibaatooyinka ay wariyaasha kala kulmaan sameynta shekooyinka murugada leh. Tababar oo socday muda laba maalin ah ayaa waxaa loo qabtay in ka badan 15 wariye oo ka howlgala magaalada ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkan waxaa soo jeedinaya=Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here