Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin katirsan maamulka gobalka Hiiraan ayaa ka qeeb galay tababar ku saabsana doorka haweenka ay Nabadda ka qadan karan oo lagu soo gabagabeeyay magalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Tababarka ayaa intii uu socday diiradda lagu saray sidii kor loogu qaadin laha kobcinta doorka Haweenka ee Nabada iyo Amaanka
Deeganada gobalka Hiiraan.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.