Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkaan oo lagu qabtay magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga Arinsanaayey sidii haweenka uga shaqeey lahayeen dib u heshiisiinta iyo dhex-dhexaadinta bulshada.
Waxaana soo qaban qaabisey wasaradda haweenka koonfur galbeed Somalia iyada oo kulanka ay qeyb ka ahaayeen haweenka ka kala socodey degmooyinka Xudur Baraawe Iyo Baydhabo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf