Tababar ku saabsan doowrka warbaahinta wacyigelinta bulshada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
25

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkan oo ku saabsanaa doowrka warbaahintu ay ku leedahay ka wacyigelinta bulshada ee caado dhameedka xun oo uu ka miyahay gudniinka fircooniga ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,

Tababarkan oo socday mudda saddex maalin ayna qeybgalay bahda warbaahinta, culumada. Odayaasha iyo bulshada qeybahooda kale duwan waxaa soo qabanqaabisay hay’adda Ifrah Foundation

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here