Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliyaa ayaa laga daahfuray Tababarkan oo kusaabsan fahanka Qarshaha Qaran ee Haweenka Nabada iyo Amniga .
Tababarkan oo socon doono mudo sadax cisho ah ayaa waxaa kasoo qeeybgalay haween ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir culimo iyo xubno ka socday ururada bulshada Rayidka.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi