Tababar ku Saabsan hormarinta sharciga dalka oo Muqdisho laga dahfuray.

0
42

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS ayaa machadka sare ee tababarka iyo hormarinta sharciga dalka ka dahfuray tababarka ku Saabsan Sara u qaadista sharciga dalka waxana tababarka ka faaiideysanaha xubno ka socday wasaradaha kala duwan ee Dowladda iyo masuuliin ka socday heerarka kala duwan ee bahda Caddaalada dalka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here