Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Amniga dalka iyo Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran ayaa si wada jir ah tababar u furtay saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaas oo ka shaqeyn doono ilaalinta amniga doorashooyinka golaha deegaanka oo dhawaan dalka laga qaban doono.
Tababar ayaa diradda lagu saara sidii ciidanka booliiska Soomaaliyeed kaalin muhiim ah uga qaadan lahayeen ilaalinta amnig doorashooyinka dalka .
Waxaa soo jeedineysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf