Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowlada KGS ayaa Baydhabo ee xarunta gobolka bay Ka Daahfuray Tababar Ku saabsan Is Dhax galka Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka
Waxana tabarka ka qeebgalay masuulin ka socda waaaradaha wasarada Caddalada bahwadaagta la ah ,Garsoorayaal ka socda maxkabadaha koofur galbeed Somalia, culumo owdiin ,iyo Qaar ka mid ah Ururadda bulshada rayadka.
Tabaarka intiisa badan ayaa diiradda lagu saraya sidii ay wada shaqey buxda u yeelan la hayeen bulshada iyo Hay’adda Caddaaladda dowlad goboleedka koofur galbeed Somalia.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf