Tababar ku Saabsan joojinta Xadgudubyadda ka dhanka haweenka oo lagu qabtay Dhuusamareeb..

0
92

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyadoo lagu guda juro 16 malin ee loo asteeya ololaha ka dhanka Xadgudubyadda haweenka ayaa wasarada haweenka iyo xuquuqul insaanka galmudug wax ay wadata tababaro iyo kulamo l bulshada qeybahooda kala duwan la iskugu keena si looga wacyigaliyo ka hortago xadgudubyada ka dhanka haweenka agasime guud ee wasarada haweenka iyo xuquuqul insaanka galmudug Mohamed cali allaale oo radio daar-dheer la hadla ayaa sheegey inay waaaradu wado qorshayaal lagu dardar galinaanyo joojinta Xadgudubyadda ka dhanka haweenka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here