Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbadda hoose ku qabatay Tababar ku saabsan taageerida hanaanka sharciga ee dhibanayaasha tacadiyada Jinsiga.
Waxaa kasoo qaybgalay Tababarka Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jubbaland, Agaasimayaal , Garsoorayaal , mas’uuliyiin ka socotay Dowlada Hoose ee Kismaayo Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.
warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf