Tababar ku Saabsan ka hortaga tacadiyadda oo lagu qabtay Baydhabo.

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku qabatay tababar oo lagu xoojinayo dhaqangelinta Habraaca Shaqada ee nidaamka digniinta hore ee la xiriira kahortagga iyo ka jawaabidda tacadiyada ka dhanka ah haweenka iyo kuwa ka dhaca xilliyada colaadaha

Tababarka oo ay furtey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda haweenka Marwo Madiino Axmed Nuur, ayaa diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa hannaan mideysan oo wax ku ool ah oo lagula tacaalo tacadiyada jinsiga ku saleysan

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here