Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan wassaaradda beeraha DG Galmudug ayaa magaalada Baxdo ku soo xiray tababar ku saabsan tacbashada wanaagsan,ka hortagga cayayaanka iyo cudurrada ku dhaca Beeraha
Tababarkan oo ay ka qeybgalay iskaashatooyinka,,beeralayda iyo xubno kale ayaa markii uu soo idlaaday waxaa tijaabooyin lagu sameeyay beeraha degmada Baxdo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali.