Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar kamida shaqaalaha Wasaarada kaas oo socon doona mudo saddex cisho ah lagu siin doono casharo ku saabsan tacadiga ka dhanka Haweenka iyo Carruurta.
Wasiirka wasarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland
Marwo cadan ismaaciil cabdulahi ayaa ka qeeb galayaasha kula dardaranray in ay ka hortagan tacadiyada ka dhanka haweenka iyo caruurta .
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf