Tababar ku saabsan ka-hortagga tacadiyada oo lagu qabtay Degmada Afmadow.

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Jubbaland ayaa tababar ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu barayay la-dagaallanka xadgudubka jinsiga iyo doorka haweenka ee isdhexgalka bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here