Tababar ku saabsan maamul daadajinta oo lagu qabtay Kismaayo

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabatay Tababarkaan oo ku saabsan maamul daadajinta iyo isku duwidda adeeg bixinta heer degmo

Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Waasaaradda arimaha Gudaha Jubbaland iyadoo loo qabtay howlwadeenada dowladda hoose ee Kismaayo.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here