Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Agaasimaha Waaxda Dhulka iyo Naqshadeynta degmada Baydhabo ee xarunta gobalka bay Hassan Mo’alim Ahmed ayaa soo xirey Tababar Muddo Bil ah usocdey Shaqaalaha Dowlada Hoose gaar ahaan shaqaalaha Waaxda Dhulka.
Tababarka ayaa intii uu socday diidda lagu saraya hormarinta dhulka .
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf