Tababar ku saabsan nidaam ilaalinta Xogta Waxbarashada Dalka oo lagu qabtay Mugdisho.

0
25

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa Muqdisho kusoo gabagabeeysay tababar ku saabsan nidaam ilaalinta Xogta Waxbarashada Dalka.
Wxaaa ka qeybgalay shaqaalaha wasaradada waxbarashada dowladda federalka soomaliya iyo xubna ka socday maamul goboleedyada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here