Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha koonfur galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka bay ku soo Gabagabeysey Tababar ku Saabsan Qorshaha Hormarinta Degmooyinka iyo wadatashiga Bulshada.
Kulanka ayaa waxa goob joog aha maamulka magalada Baydhabo, ururadda haweenka , dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf