Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Tabababrkan oo looga hadlayay saameynta deegaanka ee isbeddelka cimilada iyo sida ay tahay in wariyaashu uga waramaan ayaa magaalada Dhuusmareeb looga furay qaar ka mid ah saxafiyiinta ka howlgala xarumaha warbaahineed ee ku yaala Dhuusmareeb iyo xubna ka socday ururada u dhaqdhaqaaqa arriamaha deegaanka,
Waxaana ka tababarkan oo socon doona mudoo labo maalin ayna qabanayeen ururka Fesoj furitaankiisa ka qeybgalay wasiirka wasaradda warfaahinta Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Dirie Ali