Tababar ku Saabsan sare u qaadista Xirfadda warbahinta oo lagu qabtay Baydhabo

0
67

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta bulshada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cumar Mustaf Nuur ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray tababar la xiriira sare u qaadista Xirfada Suxufiyiinta iyo ka hortaga khataraha Musiibooyinka ay la kulmaan Shaqalaha Warbaahinada.

Munaasabada lagu daahfurayey tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, Suxufiyiin iyo Madaxda Warbaahinada ka howlgala maamulkaasi.

Waxaa Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here