Tababar ku saabsan tabinta arrimaha socdaalka oo wariyaal loogu soo xiray magaalada Dhuusamareeb

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug tababar ugu gababayey ku dhawaad 30 Suxufi oo isugu jira Wariyaal ka howlgala Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Dhuusamareeb iyo Wariyaal Madax banaan.
Tababarkan oo socday muddo saddex beriya ah waxaana tababarkan oo lagu barayey wariyaasha tabinta Arimaha Socdaalka xiritaaankiisa ka qeybgalay wasiirka wasaarada warfaafinta, wasiir ku xigeenka wasaarda Kaluumaysiga Galmudug iyo masuuliyin kale .

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here