Tababar ku Saabsan wacgalinta dhalinyaradda ee dowlad wanaagga oo lagu qabtay Galkacyo

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha federalka iyo dib uheshiinta Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ka furtay Tababar ku saabsan xoojinta aqoonta iyo wacyigelinta dhalinyarada ee dowlad wanaagga iyo isbeddelka cimilada, ababarka waxaa ka faaidaysanaya 20 Dhallinyaro ah kuwaas oo laga soo xulay goobaha Waxbarashada ee Magaalada Galkacyo.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here