Tababar ku saabsan Wada hadalka aan Xanafta lahayn oo lagu qabtay degmada Xudur

0
82

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka KGS ayaa Magaalada Xudur ku qabtay Tababar ku Saabsan wada hadalka aan Xanafta laheyn Kaasi oo loo qabtey Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Degmada.

Tababar inta uu socda wax lagu baran doona Sida dhegeysiga Bulshada ka dhexeeya si xal looga gaaro isku dhaca bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here