Tababar ku saabsan wada hadalka oo lagu soo gabagabeeyay Kismaayo

0
73

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo gaba gabeysay tababar ku saabsan dhexdhexaadinta ku dhisan Wadahadalka nabdoon, iyadoo tababarka ay ka qeyb galeen oday dhaqameed , haweenka, iyo dhalinyarada.

Tababarkan ayaa inta uu socday lagu baranayay horumarinta xirfadaha dhexdhexaadinta ee ku saleysan Wadahadalka nabdoon

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here