Tababar ku saabsan Xakameynta iyo ka Hortagga cudurada faafa oo lagu qabtay Muqdisho

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababar ku saabsan xakameynta iyo ka hortagga cudurada faafa ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Waxa loo qabtay xubnaha ka socda wasarada Caafimaadka heer federal iyo heer dowlad Goboleedda iyo mamulka gobolka banaadir Waxana lagu baranaayey ka hortaga cudurrada faafa
Wasiir kuxigeenka wasarada Caafimaadka XFS ayaa hadla muhiimada tabarka iyo wax yabaha uu ku sabsana.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Nur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here