Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa laga daahfuray tababar Ku saabsan Xuquuqda aadanaha.
waxaana tababarka ka qeeybgalay saxafiyiin ,laamaha amniga gaar haan booliska iyo xubno kasocday Garsoorka.
Abdi Ahmed xuseen oo ka mid ah macalinta tababarka bixinaya ayaa ka hadla muhiimadda tababarka.
Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf