Tababar ku Saabsan Xaquuqda aadanaha oo lagu qabtay Baydhabo

0
41

Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KGS ayaa Tababar socon doona mudo labo maalin ah u qabatey Dhalinyarada Baydhabo kaasi oo ku saabsan Dhisada Awooda ee Xuquuqda Aadanaha si loo xoojiyo Awooda Dhalinyarada Degmada Baydhabo .

Waxaana tababarka ka soo qeyb galey wasiir ku xigeenka Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha, gudoomiyaha dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee dhalinyarada Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Waxaa Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa:Sacdia Abdulqaadir Yusuf

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here