Tababar ku saabsan xeerka ciqaabta Soomaaliya oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Machadka Tababarda Garsoosrka Dowladda Soomaliya ayaa Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan kusoo Gaba Gabeeyay Tababar ku Saabsan Habka Xeerka Ciqaabta Soomaliyeed.

Tababarkaan Ayaa Loo Qabtay Garsooreyaasha iyo Xeer -ilaaliyaasha maamulka Hirshabeelle waxaan uu Socday muda shan maalin ah.

Warkan waxaa inoo haya Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here