Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-In ka badan 30 haween ah ayaa tababar ku saabsan qeybgalka siyaasadda ee haweenka ku jira ururada bulshada rayidka ah loogu soo gabagabeeyey magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug
Tababarkan oo ay soo qabanqaabiyeen hay’adda Somali Women’s Leadership Initiative (SWLI ) ayaa looga dooday doorka haweenka ee ka qeybgalka siyaasadda,Nabadaynta, Ka hortagga tacadiyada,caqabadaha heysta iyo sida looga gudbi karo.
Warkan waxaa soo jeedineysa:- Hamdi Diriye Ali