Tababar kusaabsan kahortaga nafaqadarada oo lagu qabtay Muqdisho

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Caafimaadka G/Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay Tababar la xiriira heerka nafaqa darrada dadka kusoo Barakacay Kaamamka ku yaalo Degmooyinka Dayniile iyo Kaxda.

Tababarkan ayaa inta uu scoda ka qeeybgalayasha lagu bari doonaa waxyaabaha keena nafaqadarada iyo sida looga hortagi karo inta aysan imaan nafafaqadaro.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here