Tababar kusaabsan Nafaqada oo lagu soo xiray Magaalada Baladweyne.

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sanadihii u dambeeyay laga dareemayaa horumar muuqda oo dhanka waxbarashada ah, taas oo si weyn u saameysay nolosha bulshada deegaanka gaar ahaan dhallinyarada iyo ardayda.

Iskaashi u dhexeeya bulshada deegaanka, maamulka degmada iyo hay’adaha samafalka ayaa horseeday in la dhiso iskuulo cusub, lana dayactiro kuwa jiray, iyadoo sidoo kalena la kordhiyay tirada macallimiinta iyo qalabka waxbarasho ee loo baahan yahay. Tani waxay fursad waxbarasho siisay boqolaal caruur ah oo horey u heli waayay waxbarasho rasmi ah.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here