Tababar kusaabsan sida Haweenka ugu qeyb qaadan karaan Qarshaha Qaran ee Nabada iyo amniga oo lagu qabtay mugdisho

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Tababbarkan ku saabsan sida Haweenka ugu qeyb qaadan karaan Qarshaha Qaran ee nabada iyo amniga waxaana soo qaban qaabisay tababarka wasaarada Haweenka XFS

Tababarkan oo Socon doona mudo laba maalin ah ayaa waxa kaqeyb galaya haweenka kunool degmooyinka gobolka Banaadir culumaa’udiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaarada haweenka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here