Tababar kusaabsan tabinta wararka arrimaha dhalinyarada oo kafurmay Kismaayo.

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababarkan oo kusabsan habtabinta wararka la xariiri arimaha dhalinyarada ayaa kismaayo loogu qabtay qaar kamida wariyaasha kismaayo iyo dhalinyarada kismaayo waxaana soo qabanqaabiyay ururka saxafiyiinta jubaland.

Waxaa ka qeyb galay daahfurka tababarka wasiirka wasaarada warfaafinta jubaland masuuliyiin ka tirsan ururka saxafiyiinta jubaland.

warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nour

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here