Tababar lagu baranayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
46

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasaaradda cadaaladda Galmudug oo kaashaneysa wasaaradda cadaaladda faderaalka xukuumada Soomaaliya ayaa magaalada Dhusamarreeb ku soo gabagabeysay tababar lagu baranayay ilaalinta xuquuqda carruurra. Tababarka ayaa waxaa kaqayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada dhuusamareeb ururka qareenada galmudug iyo laamaha amniga dhuusamareeb

Tababarka ayaana ujeedkiisu ahaa ka hortagga xadgudubka caruurta iyo tacadiyada ka dhanka ah tababarka ayaa socon doona mudo laba maalin ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here