Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababbarkan oo ay soo qaban qaabiyeen maamullada Puntland iyo Galmudug ee magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka mudug ayaa loo qabtay ururrada haweenka Gaalkacyo.
Waxaa aqoon kororsigan oo muddo 5 maalmood ah soconayo loogu tala-galay in lagu barto xallinta khilaafaadka iyo sidii ay ururrada haweenku kaalintooda uga qaadan lahaayeen ka shaqaynta nabadda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali