Tababar lagu baranayo arimaha laxariira xuquuqul insaanka oo lagu qabtay Kismayo.

0
152

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Agaasimaha guud ee wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray tababar ku saabsan xuquuqul insaanka iyo in lakobciyo garaadka aqooneed ee Shaqaalaha wasaaradaha.
Inta badan Tababarka waxaa ka qeeybgalay shaqaale ka kala socday wasaaradaha caafimaadka ,waxbarashada, qorsheynta, arimaha gudaha, saraakiil boolis, iyo xubno kasocday xafiisyada garsoorka iyo xeerilaalinta Jubaland.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here