Tababar Lagu Xoojinayo Ka-qaybgalka Haweenka ee Guddiyada Culimada oo lagu qabtay Cadaado.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku qabatay aqoon-isweydaarsi muhiim ah oo lagu xoojinayo ka qeybgalka haweenka ee guddiyada culimada.

Aqoon-isweydaarsigan oo ay ka soo qeyb galeen haween, culimo, iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug, ayaa diiradda lagu saaray taageeridda doorka haweenka ee ka qeybgalka arrimaha diinta iyo talo-bixinta diimeed.

Warkan waxaa soo jeedineya:Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here