Tababar loo qabtay ardayda u fariisanaysa imtixaanka qaranka ee degmada Matabaan.

0
13

Jaamacadda Somaville ayaa tababar u qabatay ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare ee degmada Matabaan.Tababarkan oo diiradda lagu saarayay diyaarinta imtixaanka qaran ee sannad dugsiyeedka 2024-2025, ayaa waxaa ka qayb galay arday tiro badan oo dhammaantood wajahaya imtixaanka kama dambeysta ah ee dugsiga sare.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here