Tababar loo qabtay Macallimiin Afka Soomaaliga ka dhiga Iskuulaadka dalka oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay

0
126

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababbar ku saabsan horumarinta adeegsiga Afka Soomaaliga oo ay soo agaasintay Akadeemiyad goboleedka Afka Soomaaliga ”AGA” lana siinayay macallimiinta Iskuullada Dalka ka dhiga AfSoomaaliga ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Masuuliyiinta Tababbarka ka qayb-galay ayaa dadka ka faa’iidaystay kula dardaarmay inay xoojiyaan adeegsiga Af Soomaaliga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here