Tababar looqabtay xoghayaasha degmooyinka Galmudug oo Cadaado lagu soo xiray.

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Galmudug ayaa magaalada Cadaado ku soo xiray tababar aqoon-kororsi ah oo muddo socday, looguna talagalay xoghayeyaasha dowladaha hoose ee degmooyinka Galmudug.

Tababarkan oo diiradda lagu saarayay kor u qaadista tayada shaqada, maamulka maaliyadda, iyo adeegyada bulshada, ayaa waxaa ka qeyb galay xoghayeyaasha degmooyinka kala duwan ee Galmudug.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here