Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Tababar u Furtay Macalimiinta Dugsiyada Hoose dhexe ee Gobalada Sanaag.Sarar iyo Daad-Mareer
Kasoo lagu qabtay magaalada Burco
Tababarkaan oo socon doono mudo 2 sano ah ayaa waxaa ka qeyb galay masuulinta wasaaradda waxbarashada Soomaliland macalimiinta tababarka loo qabtay iyo marti sharaf kale
Warkan waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie